Dhamaanba Bahda Halbeegnews Maxamed Cabdi Xasan Diridhaba, Naasir Aadan (Nawaa), Amiin Qarayare, Axmed Ismaciil Warfa, Maxamed Cismaan Samane, Ibraahim Xaaji Muuse, Axmed Gadiid iyo dhammaanba Bahda Halbeegnews oo kala jooga cidhifyada dunidu waxay hambalyo iyo boogaadin aan la koobi karin hawada u marinayaan
Mustafe Rashaad Yuusuf
Iyo Suxufiyadda caanka ah
Nimco Cumar Samriye
Oo Arooskoodu habeenkii xallay ahaa ka dhacay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa waxaanu leenahay lammaanaha quruxda badan noqda labadii lagu nastee, lagu nadaade ilaahay ubad kheyr qaba kala siiyo Barakalhu laka Wa Baraka Calayka Wa Jamaca Baynakum Filkheyr, Nimco Samriye in badan ayey Heeso lamaane is guursaday usoo xushaye anaguna waxaanu usoo xulay heesta hoose
This post has been viewed 3154 times.







waxan halkan uga hanbalyo iyo bogaado udiraya wariye nimco samriye iyo saygeda mustafe rashaad waxan leyahay noqda kuwi isku raga ubad kherqaba u alle kala siyo amiin amiin.