“Anigu Ma Ihi Cadaw Idin Qabsaday Ee Nin La Doortey Ayaan Ahay, Marka Aad Leedahay Maxaad U Qaybsan Waydeen Maayarka Iyo Ku Xigeenka Waxa Marka Horeba Nalaga Dayn Lahaa Doorashada Oo Xoolo Badan Inagaga Burbureen” Filasho Wacan Waraysi Xiiso Badan Oo Aanu La Yeelanay Maayarka Cusub ee Degmadda Saylac Xuseen Iidle

Posted by on Jan 2nd, 2013 and filed under today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Saylac, January 2, 2013 (Halbeegnews) – Maayarka cusub ee degmadda Saylac ee xarunta gobolka Salal Xuseen Iidle Barkhadle ayaa khilaafyada ka dhex taagan gobolkaas ee ka dhalatay doorashada deegaanka ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo iyo siyaasiyiin uu sheegay inay ku fashilmaan xilal hore loogu igmaday, isla markaana ka dhawaajiyey in masuuliyada wixii khasaare ah ee ka dhasha ay iyadu dusha ku qaadan doonto, xusay-na inay jabisay qaar ka mid ah Xeerarkii dalka u yaalay.

Filasho Wacan Waraysi Xiiso badan oo aanu Maayarka cusub ee degmadda Saylac Xuseen Barkhadle Iidle aanu la yeelay, kaas oo uu kaga hadlayo khilaafyada jira, sababta keentay in laba masuul oo isku beel ah oo beesha Awdal ka soo jeeda keentey inay markii ugu horaysay degmadaas ka noqdaan Maayar iyo ku xigeen.

Halbeegnews/Hargeysa Office.


This post has been viewed 358 times.

Categories: today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright