Xirsi Jug Soo Dhacay Oo Iska Difaaci Kari Waayey Eedayntii Siciid Ilka-Jiir

Posted by on Jan 2nd, 2013 and filed under Opinion. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

tooraydaTan iyo intii ay soo baxday heestii uu tiriyay abwaanka sanadka waa siciid ilka jiir ayaa waxaa ka muuqda hogaamintii madaxweyne siilanyo inay kala qaybisay dhamaan shacabka reer Somaliland meelkasta uu joogo ugo iyo debed xitaa waxay saamayn ku yeelatay inay kala qaybsamaan hal abuurkii iyo bahdii fanku iyagoo ukala qaybsamay mid qabyaalad ku difaacaya iyo mid waxa jira iyo xuquuqda dadka u doodaya iyo inta dulman ee aan hayn cid matesha,

Haddaba markii heestani soo baxday ayaa waxaa daba socday waraysi aad u xaasaasiya oo uu bixiyay abwaan siciid ilka jiir kaas oo uu ku sheegay inuu la soo xidhiidhay wasiirka madaxtooyada xirsi jugsoo dhacay oo ah shakhsiga xukuumada siilanyo ugu awooda badan marka laga yimaado marwada odayga oo iyana si xun ugu dhex milantay siyaasada dalka oo inta badan go,aamisa hawl maalmeedka dalka iyo siyaasadiisa, wasiir xirsi awooda dheeraadka ah ee uu dheeryahay wasiirada waxa uu ku mutaysatay dhowr sababood oo ay ugu xoog badantahay inuu yahay shakhsiga ugu wayn ee meesha u jooga danta reerka uu madaxweynuhu ka soo jeedo iyo waxay tabanayaan iyo isagoo markii horeba uu u keenay dahabshiil oo ay qoys yihiin oo lahaa kharashkii lagu galay ololahii doorashada siilanyo ee xukun raadinta,

hadaba markii uu ogaaday xirsi inuu fashiliyay wixii ay is yidhaah deen abwaanka ayuu inuu telfoon u soo diray hadhwanaag ayuu damcay inuu beeniyo wixii ay isyidhaah deen waxaase nasiib daro ah muu ku hadal wax umada qanciya oo uu isaga difaaco eedayntaas culus ee loo soo jeediyay, keliya waxa uu ku afgobaadsaday nin kaas ma aqaan iyo telofoon kiisana mahayo, xagaanu ka aqoon heestii kulmiye saaxada siyaasada ku soo galay ee uu weliguu ku qaadayay xirsi sow nin kii lahaa maaha isaga daaye siilanyaa yaqaan, bal muu yidhaah do nin kaas wax xidhiidha malihin inaan warkaas u sheegayna wax cadayna hakeeno intuu dafiraada labada kelmadooda ee ma aqaan iyo telofoon kiisa ma hayo uu keliya la shir imanaayay,

waxaa layaab leh dalkan xirsi aqoonta u noqday ee taladii dalka gacanta loo geliyay, nin baa odhan jiray tanay muuse kuutali! waxa layidhi hadii nimaan talin jirin talyo nimaan tegi jirin baa taga! Somaliland halka ay maryso badbaado qaran ayay u baahntahay walee in meel dheer laga dooni hadaan xirsi iyo axmed gudi meesha laga qaban waa taas bari ilaa galbeed qayladu isu yeedhay ee uu dhegaha ka furaystay waxa uu sugaaba waa marka sida daadka madaxtooyada loogu soo galo isaga iyo mooryaantiisa.

Aadan Axmed Nuur

Mohamed Ahmed Nuur

This post has been viewed 885 times.

Categories: Opinion
Tags:

2 Responses for “Xirsi Jug Soo Dhacay Oo Iska Difaaci Kari Waayey Eedayntii Siciid Ilka-Jiir”

  1. waa nin wallan wale waa la helay ninkii xirsi.

  2. halka kaga haya runtu raga ma dishe waay ka nixisa.

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright