Hambalyo Aroos Wacan: Maxamed-sacad Isaaq Yuusuf iyo Amuun Abdi Ibraahim
oo arooskoodu habeenkii xalay ahaa ka dhacay dalka Itoobiya gaar ahaan Caasimada D.D.S.I ee Magalaada JIGJIGA…
Gudoomiyaha Ardayda Jaamacada KIU ee dalka Kenya Mudane: Sadam Ismaaciil Abdilahi (Sadaam)
Abwaan Ahmed Ai Ahmed (Cantar)
Ahmed Sh. Nour Ducaleh (Ahmed Biito)
Anwar Ahmed Haibeh
Khaalid Cabdi Daahir
Shucayb C/shakur Ali
Mukhtaar Yuusuf Mooge
Fu,aad Cabdi Obsiiye
C/raxmaan C/Khaaliq Baashe
C/risaaq Maxamed Xuseen (Buureed)
Dr. Xamse Maxamuud C/laahi
Maxamed Axmed Xuseen
C/raxmaan Sacad Muuse
Xamse C/laahi Yoonis
Subeer Xaamud Ibraahin
Prof. C/samad Cigeh Habaneh
Mahdi C/laahi Rabiile
Maxamed Xuseen Maxamed (Maskax)
C/wahaab Sh Cali Maxamed
Amaal C/raxmaan Sh. Cilmi
C/raxaam Cali Muxumed
Shabcaan Axmed Cumar Xaaji C/laahi Xamarje
C/risaaq Ahmed Hassan Bahal
Mustafe Cali Faarax
Xamse Maxamed C/laahi (Maalbaas)
Keyse Daahir Ahmed
Maxamed Geedi Caynaanshe
Mustafe Sh. Ismaaciil Cilmi (Daffo)
Xamse C/laahi Kooshin
C/naasir Faarax Cismaan
Khaalid Ahmed Cabdi
Maxamed Yuusuf Cabdi
D
hamaan ardaydaasi oo ka mid ah ardayda soomaalida ee wax ka dhigata jaamacadaha dalka Uganda waxay halkan hambalyo iyo bogaadin aan lasoo koobi karin hawada u marinayaan Arooska
Maxamed-sacad Isaaq Yuusuf
iyo
Amuun Abdi Ibraahim
oo arooskoodu habeenkii xalay ahaa ka dhacay dalka Itoobiya gaar ahaan Caasimada D.D.S.I ee Magalaada JIGJIGA, Waxay Illaahay uga baryayaan reerka cusub ee kusoo biiray qoysaska reer Somaliland inay aqalgalkooda ku gaadhaan bashbash iyo barwaaqo. Aamiin. Aamiin.
This post has been viewed 568 times.






