Hargeysa: Ilaahay Dartii U Caawi Farduus Baashe Oo Ah Inanyar Oo Da’deedu Tahay Sanad Iyo Lix Bilood Oo Isha Nabar Ka Soo Baxay

Posted by on Dec 31st, 2012 and filed under Editorial, featured. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Dhamaan ummadda Muslimiinta ah, gaar ahaan bulshadda reer Somaliland ee dalka gudihiisa iyo dibadiisaba ku nool waxa si naxariisleh looga codsanayaa inay Ilaahay dartii u caawiyaan Farduus Baashe oo ah gabadhyar oo da’deedu sanad iyo lixbilood tahay, isla markaana isha Nabar ka soo baxay, taas oo Waalidkeed sheegay inaanay awoodin inay xaaladeeda Caafimaad la tacaalaan, awood dhaqaale-na aanay u lahayn inay dhakhtar dibadeed u diraan maadaama oo dhakhaatiirta dalku sheegtey inaan dalka gudihiisa waxba lagaga qabankarin.

Hadaba Walaalaha Musilmiinta Ahoow Waxa uu Ilaahay yidhi isku naxariista oo kuwiina jilicdasan caawiya. Mida kale gabadhan yar ee Nabarka Isha ka soo baxay la ildaran ayaa waxa ay ku nooshahay Magaaladda Hargeysa ee Xarunta dalka Somaliland, Cid Kasta oo rabta inay gacan ka gaysato xaalada inantaas yar ha igu hagaajiso:- Telefoonada +25224473104 Amaba +25224147430 Mohamed Daahir

Ilahay Dartiis

Mahadsanidin

 


This post has been viewed 311 times.

Categories: Editorial, featured
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright