Qurbe-Jooga Beesha Ciise Muuse Oo Hambalyo Iyo Boogaadin U Diraya Maayorka Iyo Maayor Ku Xigeenka Berbera

Posted by on Dec 21st, 2012 and filed under Editorial, featured. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Dhamaan qurbajooga Ciise Muuse ee UK waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan GUDIDA DAN
dicin

Dhamaan qurbajooga Ciise Muuse ee UK waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan GUDIDA DAN IYO DUCO, ODAYAASHA , WAXGARADKA, CULIMADA,HAWEENKA IYO DHALINYARADA EE DEEGAANKA SAAXIL oo dhamaantood oo si isku duubniya uga qayb qaatay sidii ay uga midha dhalin lahaayeen doorashada Gudoomiyaha Deegaanka Berbera Xildhibaan Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Ciddin) iyo Gudoomiye ku Xigeenka Xildhibaan Baashe Cabdillaahi Yacquub iyagoo ka duulaya marwalba danta guud iyo nabadgalyada dalka Somaliland, waxaanay illaahay uga baryayaan masuuliyiintan la doortay in iyagana illaahay xilka la garab qabto.

Qurbajooga Ciise Muuse ee wadanka Ingiriisku waxay hambalyo taas la mida ah gaadhsiinayaan Gudoomiyihii hore Xildhibaan Cabdale Maxamed Carab (Cabdalle Sandheere) oo si habsami ah uga tanaasulay musharaxnimadii Maayarnimada, markuu arkay faragalinta qaawan iyo dagaalka badheedhka ah ee kaga imanayay Madaxtooyada si loo khalkhal galiyo doorashada Maayarka iyo Kuxigeenka iyadoo lala doonayay dad aan ehel u ahayn Deegaanka in lagu khasbo sidii looga dhigi lahaa Gudoomiye xigeenka DEGMADA BERBERA, taas oo aan marnaba aanay dhacayn in la badalo taariikhda Deegaanka Saaxil.

Sidoo kale waxay qurbajoogta ciise muuse ee UK bogaadin iyo hambalyo aan la soo koobi Karin u dirayaan badhasaabka Gobolka Saaxil Mudane Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo si hufan oo xalaal ah u hirgaliyay qabsoomida xaflada doorshada Maayarka iyo Maayar ku xigeenka Golaha Deegaanka ee BERBERA, isagoo raacaya sida sharcigu yahay Fulinayana amarkii Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha iyadoo ay tahay inay wasaarada arimaha guduhu goob jog ka ahaato isla markaana ansixiso sharcinimada doorashada Gudoomiyaha Iyo Gudooomiye ku xigeenka Golaha Deegaanka uuna wakiil uga yahay Badhasaabku GOBOLKA SAAXIL.

Waxaan guud ahaan u rajaynaynaa Xildhibaanada la soo doortay in ay ILLAAHAY u fudaydiyo xilka ay umada u qaadeen waxaananu ku faraxsanahay sida kalsoonida leh ee loo doortay Maayarka iyo maayar ku xigeenka Degmada Berbera.

CABDILAAHISOOL XASAN FADAL IYO MAXAMED CALI FAARAX


This post has been viewed 391 times.

Categories: Editorial, featured
Tags:

1 Response for “Qurbe-Jooga Beesha Ciise Muuse Oo Hambalyo Iyo Boogaadin U Diraya Maayorka Iyo Maayor Ku Xigeenka Berbera”

  1. Dhamaan qurbajooga Ciise Muuse ee nederland waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan GUDIDA DAN

    Dhamaan qurbajooga Ciise Muuse ee nederland waxay hambalyo kal iyo laab ah u dirayaan GUDIDA DAN IYO DUCO, ODAYAASHA , WAXGARADKA, CULIMADA,HAWEENKA IYO DHALINYARADA EE DEEGAANKA SAAXIL oo dhamaantood oo si isku duubniya uga qayb qaatay sidii ay uga midha dhalin lahaayeen doorashada Gudoomiyaha Deegaanka Berbera Xildhibaan Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Ciddin) iyo Gudoomiye ku Xigeenka Xildhibaan Baashe Cabdillaahi Yacquub iyagoo ka duulaya marwalba danta guud iyo nabadgalyada dalka Somaliland, waxaanay illaahay uga baryayaan masuuliyiintan la doortay in iyagana illaahay xilka la garab qabto.

    Qurbajooga Ciise Muuse ee wadanka nederland waxay hambalyo taas la mida ah gaadhsiinayaan Gudoomiyihii hore Xildhibaan Cabdale Maxamed Carab (Cabdalle Sandheere) oo si habsami ah uga tanaasulay musharaxnimadii Maayarnimada, markuu arkay faragalinta qaawan iyo dagaalka badheedhka ah ee kaga imanayay Madaxtooyada si loo khalkhal galiyo doorashada Maayarka iyo Kuxigeenka iyadoo lala doonayay dad aan ehel u ahayn Deegaanka in lagu khasbo sidii looga dhigi lahaa Gudoomiye xigeenka DEGMADA BERBERA, taas oo aan marnaba aanay dhacayn in la badalo taariikhda Deegaanka Saaxil.

    Sidoo kale waxay qurbajoogta ciise muuse ee nederland bogaadin iyo hambalyo aan la soo koobi Karin u dirayaan badhasaabka Gobolka Saaxil Mudane Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo si hufan oo xalaal ah u hirgaliyay qabsoomida xaflada doorshada Maayarka iyo Maayar ku xigeenka Golaha Deegaanka ee BERBERA, isagoo raacaya sida sharcigu yahay Fulinayana amarkii Wasiirka wasaarada Arimaha Gudaha iyadoo ay tahay inay wasaarada arimaha guduhu goob jog ka ahaato isla markaana ansixiso sharcinimada doorashada Gudoomiyaha Iyo Gudooomiye ku xigeenka Golaha Deegaanka uuna wakiil uga yahay Badhasaabku GOBOLKA SAAXIL.

    Waxaan guud ahaan u rajaynaynaa Xildhibaanada la soo doortay in ay ILLAAHAY u fudaydiyo xilka ay umada u qaadeen waxaananu ku faraxsanahay sida kalsoonida leh ee loo doortay Maayarka iyo maayar ku xigeenka Degmada Berbera.

    GUDOOMIYE XIGEENKA BEESHA CIISE MUUSE EE NEDERLAND
    MAHDI MAXAMED SAMATAR (QADAAD WAGAREED)

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright