Maxamed Xuseen Cashuur, Guray Xuseen Cashuur, Fadxiya Xuseen Cashuur, Sacda Xuseen Cashuur, Faysal Idiris Cashuur, C/laahi Cali Xaaji Jaamac, dhamaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuum Cumar Cali Caynaan (Cumar Cali Qaan) oo 13/12/2012 ku geeriyooday Magaaladda Gabiley, waxaanay Ilaahay uga baryayaan inuu Marxuumkaas Janatul Fardawsa ka waraabiyo dhamaan dadkii uu ka baxayna uu Samir iyo Iimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin
This post has been viewed 353 times.






