Halkan Ka Daawo Barnaamij Telefishanka Maraykanka Ee ABC Ka Diyaariyey Dhiigyacab Jan. Maxamed Cali Samatar

Posted by on Apr 12th, 2011 and filed under Audio & Video. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

This post has been viewed 7404 times.

Categories: Audio & Video
Tags:

7 Responses for “Halkan Ka Daawo Barnaamij Telefishanka Maraykanka Ee ABC Ka Diyaariyey Dhiigyacab Jan. Maxamed Cali Samatar”

  1. saadaad says:

    MAALINTA AAN ARKAYO SAMATAR OO HORTAAGAN CADAALADA OO LA HAYSTO WUXUU GAYSATAY OO FOORARA KKKKKKK WAA MAALIN WAYN WAXAAAN XASUUSTAA ANOO DUGSI HOOSE AH IN MAALIN SOO BOOQDAY ISKUULKAYAGII OO WAX LAGA SAMEEYAY WAXAAN XASUUSTAA MARKII SAMATAR SII BAXAYAY AYAA ANAGOO DOONAYNA INAAN ARAGNO BAABURTAN IYO MADAXDAN AYAA ASKARTII ILAALADA SAMATAR MEESHII AANU WAX KA EEGAYNAY SOO GALENOO UL DHUMUC ADAG OO MAALINTAA DHABARKA LA IGAGA DHUFTAY HALKII AAN WAX KA EEGAYNAY WALI MAANTA OO 30 KII DHAAFAY WAA XANUNTAA MAALINTAANA 10 JIR MAAN AHAYN MAAN GARANAYN SAMATAR IYO WUXUU YAHAY WAA LA II SHARXAY MARKII DAMBE

  2. Josey says:

    +1

  3. Somali says:

    Xumoow xumowgiis..
    intaas ma ku eedeynee ….
    hal ul oo kugu dhacday bad u leedahay hadan arki laha asoo cadaalada hor tagan mida kle ma asaga kugu dhuftam mise askari waajibaadkiisa gudanayo??????

  4. MAALINTA AAN ARKAYO SAMATAR OO HORTAAGAN CADAALADA OO LA HAYSTO WUXUU GAYSATAY OO FOORARA KKKKKKK WAA MAALIN WAYN WAXAAAN XASUUSTAA ANOO DUGSI HOOSE AH IN MAALIN SOO BOOQDAY ISKUULKAYAGII OO WAX LAGA SAMEEYAY WAXAAN XASUUSTAA MARKII SAMATAR SII BAXAYAY AYAA ANAGOO DOONAYNA INAAN ARAGNO BAABURTAN IYO MADAXDAN AYAA ASKARTII ILAALADA SAMATAR MEESHII AANU WAX KA EEGAYNAY SOO GALENOO UL DHUMUC ADAG OO MAALINTAA DHABARKA LA IGAGA DHUFTAY HALKII AAN WAX KA EEGAYNAY WALI MAANTA OO 30 KII DHAAFAY WAA XANUNTAA MAALINTAANA 10 JIR MAAN AHAYN MAAN GARANAYN SAMATAR IYO WUXUU YAHAY WAA LA II SHARXAY MARKII DAMBE
    +1

  5. waa ilaahay mahadii mar hadii aynu manta aragno gacan ku dhiiglayaashii, calooshooda u shaqaystayaashii, somali baabiyay oo cadaalada hortaagana, morgan iyo asxaabtiisii kalena way ku xigaane ku tala gala in taa cali samatar mid ka daran laydin marin doono

  6. Hamze Gurre says:

    Ifka Waajibkiisa La Marin Akhirana Way Danbaysaa, Iyo Waliba Cadaab Aliima.

  7. Hamze Gurre says:

    Waxaa La Marinayaa Waajibadkiisa Akhirana Way U Danbaysaa iyo Cadaab Aliima Isaga Iyo Intuu U Lamaca Ahaaaaaaa.

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright