Codkii Macaana Cabdiqaadir Saaxiil iyo Heestii My Love Kula Dhigma Jira

Posted by on Apr 7th, 2011 and filed under Audio & Video. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Halbeeg Music Centre (Halbeeg)– Daawadayaashayada qiimaha iyo qadarinta naga mudanlow waxaanu idiin soo xulay heestii casriga ee laga daba dhacay iyo codkii dahabiga ahaa ee fannaankii Cabdiqaadir Saaxil waxaa midhaha ka mid ah Waxaad iiga dhigantahay sida laanta dhabigoo dhir iyo ubax ku yaalla.. halkii aad ku dhalatiyo dhudi lagu xanbaaryey… Ma wax kula dhigma jira qaali kula dhigma jira, xabiibi kula dhigma jira, xayaati kula dhigma jira My love kula dhigma jira

Daawasho Wacan

HALBEEGNEWS MUSIC CENTRE

 


This post has been viewed 4207 times.

Categories: Audio & Video
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright