11 qof ayaa ku dhaawacmay bamboo uu goor dhaweyd nin waalani ku qarxiyay badhtamaha Suuqa Hargeysa (Sawiro)

Posted by on Apr 5th, 2011 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Hargeysa(Waaheen) 11 qof oo marayay badhtamaha suuqa Hargeysa ayay soo gaadheen dhaawacyo kala gedisan oo ka soo gaadhay bamboo uu nin waalani laalaadsanayay oo ku qaraxday isgoyska u dhaw fooqa Indhadeero iyo Geelle Arab ee ku yaala Khayriyada.

Ilaa hada lama oga dhab ahaantii inta uu leeg yahay khasaaraha ka dhasahay bamkaasi hase yeeshee waxa dadkii dhaawacu soo gaadhay loola cararay Cisbitaalka Hargeysa si loo daweeyo.

Muuqaalka ninka Falka Geystay oo dhaawaciisa lagu Daawaynayo Cisbitaalka Hargaysa

Cisbtaalka ayaa la ceeryoonsan dadweyne farabadan oo doonaya inay ogaadaan dadka dhaawacu soo gaadhay inay ku jiraan eheladoodii, waxaanay arrintani ku keentay dadkii suuqa marayay argagax

Ninka waalan ayaa la sheegay inuu ilaa saaka la dhex meeraysanayay bambadan oo uu gacanta ku sitay kaasoo lagu dhici waayay in laga qaado. Waxaanu markii danbe ku dhuftay wadadii uu marayay oo ah meesha ugu samxada badan leh, kaasoo sababay in isaga iyo dadkii ka ag marayayba ay mar kaliya dhulka galaan.

Khasaaraha ay geystaan dadka waalani ayaa aad uga yar marka loo eego tirade dadka waalan ee meeraysta Suuqyada ee aan helin daryeel caafimaad.. inkastoo ay dedaal


This post has been viewed 277 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

1 Response for “11 qof ayaa ku dhaawacmay bamboo uu goor dhaweyd nin waalani ku qarxiyay badhtamaha Suuqa Hargeysa (Sawiro)”

  1. somalilander says:

    waxaan is waydiyay ya uso dhibayninkan walan ban bada wax kasta wa lo adeeg san karaA nimanka markaas sida ugu dhakhsaha badan leh wa in laga uruuriya magalada oo dhakhtar dadka dhimirka la geeya inkasto u baylahsan yahay hadan dawladu wa inay baadh jat siisa lagu horu mariyo

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright