Daawo Video: Musharax Uga Sharaxna Urur Siyaasadeedka WADANI Magaalada Berbera Oo Iska Casilay Kana Tanaasulay Musharaxnimadiisii

Posted by on Sep 18th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Berbera (Halbeegnews)– Musharax golaha deegaanka ee degmada Berbera uga sharaxna urur siyaasadeedka WADANI ayaa maanta iska casilay urur siyaasadeedkaasi isla markaana ka tanaasulay musharaxnimadiisii.

Shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Berbera ayaa waxaa goob joog ka ahaa weriyaha Halbeegnews ee magaalada Berbera Maxamed Cabdilaahi Soo Fadhiiste warbixintana ka diyaariyey

 

Halbeegnews, Berbera
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 366 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright