Xisbiga UCID Oo Isku Diyaarinaya Xaflad Tii Ugu Balaadhnayd Ee Axsaabta Siyaasadda Somaliland Ku Qabtaan Dalka Boqortooyada Ingiriiska, Kulan Qaban-qaabadda Oo Dhacay iyo Goorta Iyo Goobta Munaasabadaasi Oo La Shaaciyey Daawasho Sawirada

Posted by on Sep 16th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

London (Halbeegnews)– Waxa Mudo Bil ka  Badan Ka Socday Wadanka Ingriiska Shirar isdaba jooga oo Baahda Uk ee  Xisbiga Cadalada iyo Daryeelka ka wadeen Uk Gaar Ahaan Magaalada London Shirkan waxa lagu qaban qaabinayey xaflad wayn oo sida warbaahinta kala socoteen ka Dhici Doonta Galbeedka London Xaafada Wembley .

Waxa Habeenkay  Tariikhdu ashayd  14/9/2012 la soo gabagabeyey Abaabulkii Xaflada .Shirkan oo isagu yimadeen dhamaan xubnaha uk waxayna isla meel dhigeen Dhamaan Qorshahii Xaflada .waxa xubnaha uk iyaga oo ku hadlaya Afka Xisbiga Ucid ku Marti Galinayaan inay ka soo qayb galaan  dhamaan dadwaynaha reer somaliland ee ku dhaqan dalka uk iyo Qarada Yurub Gaar Ahaan Tageerayasha Ucid

 Iyada oo xafladan lagu soo dhawaynayo Wafdi Balaran oo Dhawan ka soo Kacitimidoona Dalkii Hooyo Wafdigan waxa Hogaminaya Musharaxa Madaxwaynaha Jamaal Cali Xuseen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Waraabe Musharaxa Madaxwayne Ku Xigeenka Mudane Cabdirashid Xasan Mataan ,Xoghayaha Arimaha Dibada Mudane Maxamed Haruun Xoghayaha Maaliyada Marwo Fadumo Siciid iyo Xubno kale oo Badan  Xubnaha XIsbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Uk  Waxay Dhamaan Ummada Reer Somaliland ee Ku Dhaqan Uk ugu Baqayaan Inta Jecel isbadal Dhab Ah Ama Isbedel Runa Laga Codsanayaa Inay ka soo Qayb Galaan Xafladan Si Ay Ula kulmaan Una Ogadaan Himilada Hogaanka Xisbiga .

Goobtu waa Maalinta :Sabtida:

Taarikhda :22/9/2012
Saacada:07:00 Pm
Goobta:Copland Community School 

Cecil Avenue 
Wembley 
Middlesex HA9 7DU
 
Halbeegnews, London
halbeegnet@gmail.com

This post has been viewed 675 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright