Daawo Video: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud Guddoomiyaha Baarlamaanka Jawaari “Ma Jirto Wax Cafis ah Oo Aanu Siinayno Maxaabiista Xidhan”

Posted by on Sep 15th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Muqdisho (Halbeegnews)– Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Jawaari ayaa kulan ay ku yeesheen xarunta madaxtooyada shir jaraa’id oo ay ku qabteen waxay ku sheegeen inaan habayaraate wax isbedel ah ku imanayn oo aanu jirin cafis ay siinayaan maxabiista xidhan, warkaasi HCTV ayaa diyaarisay Daawasho wacan:

Halbeegnews, Muqdisho
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 488 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright