Daawo Video: Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Weraysigii Ugu Horeeyey Siiyey Telefishanka ENCA Ee Dalka Koonfur Afrika Daawo

Posted by on Sep 15th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Muqdisho (Halbeegnews)– Madaxweynaha Dawladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Xasan ayaa maanta weraysigiisii ugu horeeyey ee uu bixiyey tan iyo markii loo doortay xilka wuxuu siiyey maanta Telefishanka ENCA ee laga leeyahay dalka koonfur Afrika, weraysiga wuxuu kaga hadlay wuxuu qaba doono 100 maalmood ee ugu horeeya xukunkiisa.

Madaxweyne Xasan wuxuu sheegay inuu xooga saarayo oo ahmiyadiisa ugu weyni tahay ammaanka, wuxuuna sheegay in laga nadiifin doono Alshabaab dhamaanba dhulka Soomaaliya, waa madaxweynahii ugu horeeyey ee sidani Aftahan ugu ah luuqadda afka ingiriisiga ee Soomaaliya soo mara, wuxuu kaga hadlay arrimo badan daawasho wacan:

Halbeegnews,


This post has been viewed 787 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

1 Response for “Daawo Video: Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Oo Weraysigii Ugu Horeeyey Siiyey Telefishanka ENCA Ee Dalka Koonfur Afrika Daawo”

  1. sugule kadiye says:

    inaa lilaahi waar maanad ilahay ka yaabayn makanaa afka ingiriisiga aftahan ku ah illahay baan kugu dhaarshee
    dee hadaad ninkan aftahan u taqaan afka ingiriisigaadigaaba iska liita
    habeen dhawayd oo laga doodayay al jasiira isaga iyo wasiirka khaarajiga kenya walaahi ninkii wariyaha ahaa ayaa ku qoslay deetana markii yaraydba is qabtay
    haye bal ka waran

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright