Daawo Video: Ciidamadda Booliiska Kenya Ayaa Xidhxidhay Soomaali Looga Shakiyey Inay Damacsanaayeen Qaraxyo Laga Fuliyo Magaalada Nairobi

Posted by on Sep 14th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Nairobi (Halbeegnews)– Ciidamadda Booliiska magaalada Nairobi ayaa saaka mar sii horaysay waxay xoog ku galleen guryo ku yaalla xaafadda Eastleigh ee magaalada Nairobi ee soomaalidu u badanyahay halkaasi oo ay sheegeen inay ugu tageen walxaha qarxa, suumanka dhexda lagu xidho, hub iyo rasaas, waxaana la sheegay inay ciidamadda Booliisku xabsiga dhigeen laba qof oo Soomaali ah, warkaasi waxaa diyaariyey HCTV ee Daawasho wacan:

 

Halbeegnews, Nairobi
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 354 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright