dawlada KMG ah oo saaka dagaal qadhadh kula wareegtay magaalada Dhoobley

Posted by on Apr 3rd, 2011 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Dhooblay(Halbeegnews) Wararkii ugu dambeeyay ee ka soo baxaya dagaal illaa iyo xalay saqdii dhexe ka socday magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in magaalada ay gacanta u gashay ciidamo taabacsan dowladda KMG iyo kuwa Raaskambooni ee uu hoggaaminayo Sheekh Axmed Madoobe.

dagaalkan saaka DKM ay kula  wareegtay magaaladan ayaa waxa qasaaraha ugu badani soo gaadhay labadaii ciidan ee diritu ka dhaxaysay maadaam ay dadkii deganaa magaaladaasi mar hre ka haajireen oo ay silic iyo darxumo ku sugan yihiin magaaladaas deegaanada ku xeeran.

 

dawlada kumeelgaadhka ah iyo kooxda raaskaambooni ayaa shacabka ugu baaqay inay ku soo laabtaan gurryahoodii oo hda wixii ka danbeeya ay amaan yihiin

 

halbeegnews desk

halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 5646 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright