Hargeysa (Halbeegnews)– Guddoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB ahaana madaxweyne ku xigeenkii hore ee xisbigaasi Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka waramay mustaqbalkiisa siyaasadeed, wuxuu sidoo kale ka hadlay garabkii dhinaciisa ee shallay KULMIYE ku biiray, madaxa wararka ee HCTV Xamse Cali Bulbul warkaasi ka daawo hoos:
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 662 times.







Insha Allh khyr bay ku Dhamaan .