London (Halbeegnews)– iyadoo aanu akhristayaal goor dhaw idiin soo gudbin doono Video muuqaal ah oo ku saabsan shir maanta ka dhacay guriga ra’isal wasaaraha Britain David Cameroon oo lagaga hadlaayey la dagaalanka gaajadda iyo macaluusha dunida ayaa waxaa kulankaasi gadh-hayeenkka ka ahaa orodyahanka reer Britain iyo Somaliland Maxamed Faarax oo barbar fadhiyey Ra’isal wasaare Cameroon, daawasho wacan sawirada
Halbeegnews, London
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 1624 times.










