Baki (Halbeegnews)– Roobab mahiigaan ah oo gaystay khasaare ayaa ka da’ay dhulka xeebta ah iyo deegaanka Baki ee gobolka Awdal ee jamhuuriyadda Somaliland, telefishanka caalamiga ah ee HCTV ayaa warbixintani ka diyaariyey daawasho wacan:
Halbeegnews, Baki
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 475 times.






