Burco (Halbeegnews)– Waxaa gallabta dib ugu laabtay magaalada Buhoodle wefdigii nabadda ee uu hogaaminaayey hogaamiyaha SSC Saleeban Xaglatoosiye, badhasaabka gobolka Togdheer Cabdow Aayir iyo madaxda gobolka ayaa duleedka Burco ku soo dhaweeyey Xaglatoosiye iyo wasiiradii sii sagootinaayey gallabta, Video-gaasi Daawasho wacan:
Halbeegnews, Burco
halbeegnet@gmail.com
_________________________________________________________
Ogaysiis: Halbeegnews waxaad mar walba ka akhrisan karta Domain Serverskani
www.halbeegnews.com| www.halbeegnews.net| www.halbeegnews.info kolba kii ku fududada ha moogaan Halbeegnews
This post has been viewed 850 times.






