Muqdisho (Halbeegnews)– Madaxii hore ee laanta afka soomaaliga ee idaacadda B.B.C-da Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta ka soo degay magaaladda Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya halkaasi oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey, telefishanka HCTV ayaa warbixintani ka diyaariyey:
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 960 times.






