Daawo Video: Orodyahankii Soomaaliya Biladaha Dahabka Ah U Qaaday Cabdi Bile Cabdi Oo Ilmo Indhahiisa Ka Daadatay “Labadii Doorkii Hore China Ka Qayb Gallay Inantii Iyadoo Libya Ka Tahriibaysa Ayey Dhimatay”

Posted by on Aug 10th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

London (Halbeegnews)– Orodyahankii biladaha dahabka ah u qaaday dalka Soomaaliya cayaarahii Olympicska ee sannadahii dabayaqadii 80-maadkii Cabdi Bile Cabdi ayaa isagoo dhawaan hadal ka jeedinaya xaflad loo sameeyey labadii orodyahan ee ku hadhay tartankii orodada Olymics ka ee u ordaayey dalka Soomaaliya, wuxuu dadkii madasha xafladda joogay weydiiyey in cidi meel ku ogtahay labadii dhalinyarada ahaa ee afar sannadood ka hor u ordaayey Soomaaliya, dabadeed dadkii mid weliba wuxuu yidhi maya ma ogin, indhahiisa ayey ilmo ka soo daadatay, inta hadhay Cabdi Bile Cabdi iyo muuqaalka Video-ga ah ayaan idiinkala baxayna

 

Halbeegnews, London
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 917 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright