Hargeysa (Halbeegnews)– Madaxa waaxda socdaalka qarranka Somaliland oo weraysi siinaayey telefishanka caalamiga ah ee HCTV ayaa qiray in agaasimaha wasaaradda caafimaadka Soomaaliya uu yimid Somaliland, balse wuxuu sheegay inaanu ka warqabin inuu kulan la yeeshay masuuliyiinta ugu saraysa wasaaradda caafimaadka, wuxuu sheegay inuu maalmo ku sugna Hargeysa, warkaasi oo faahfaahsan madaxa HCTV ee wararka Xamse Cali Bulbul ayaa ku farayaraystay daawasho wacan:
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 459 times.






