Caynabo (Halbeegnews)– Guddoomiyahii jabhadda SSC Saleeban Xaglatoosiye ayaa maanta gelinkii danbe lagu soo dhaweeyey magaalada Caynabo ee xarunta gobolka Saraar isagoo usoo gudbay dhinaca magaalada Burco berrina ku soo wajahan caasimadda Hargeysa, haddaba telefishanka Somali Channel ayaa warkani ka diyaariyey daawasho wacan:
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 713 times.






