Xukuumadda Siilaanyo Oo Ciidamadda Booliiska Somaliland U Xidhay Dirayskii Ciidamaddii Booliiska Dawladdii Keligii Taliye Siyaad Barre Daawo Sawiradda Isbar-bar dhiga ah

Posted by on Aug 5th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Hargeysa (Halbeegnews)– Waxaa dhawaan xerada tababarka ciidamadda booliiska ee magaalada Madheera lagu soo gebo-gebeeyey tababar la sheegay in la siiyey askar ka tirsan ciidanka booliiska Somaliland, haddaba arrin naxdin iyo fajac iyo amakaag ku riday badiba shacabka Somaliland ayaa ahayd in ciidamaddii Booliiska loo xidhay dirayskii ciidamadda Booliiska ee loo yaqaanay dhabar-jabinta marna loogu yeedhay jiray nabad-sugidda oo ahaa Booliiskii dawladdii Afweyne Barre.

Waxaanu idiin soo gudbinayna sawiradda muujinaya dirayskii ay xidhan jireen ciidamaddii Siyaad Barre iyo kuwa loo xidhay ciidamadda  booliiska Somaliland

Sawirka hore waa Ciidamadda Booliiska Somaliland ee loo xidhay dirayskaasi ee dhawaan uu tababarku ugu soo xidhmay Madheera Daawo

Hoos Ka Daawo Sawirkani oo ah Ciidamaddii Booliiska Ee Dawladdii Siyaad Barre


This post has been viewed 876 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright