Burco (Halbeegnews)– Tafatiraha Idaacadda iyo Shabakadda Radio Hormuud ee saldhigeedu yahay dalka Denmark Maxamed Amiin Siyaad ayaa booqasho wuxuu hadda ku jooga magaalo madaxda labaad ee Somaliland ee Burco, wuxuu hore warbixin layaableh uga diyaariyey wuxuu ku arkay caasimadda Hargeysa, haddana wuxuu warbixintani ku eegaya waxyaabahii ka yaabiyey intuu ku jiray safarkiisii dhinaca dhulka ee Hargeysa iyo Burco, warbixintiisa oo tafatiran booqo oo guji hakani oo kugu xidhaya bogga radio hurmood
This post has been viewed 714 times.







