Hargeysa (Halbeegnews)– Halbeegnews waxay si is daba joog ah u shaacin doona macluumaadkii ay Anonymouse kala baxday hayayaashii shariikadda DAHABSHIIL, anagoo taasi kaga aargoosanayna sababta ay shariikadda DAHABSHIIL ee isgaadhsiintu uga xayirtay dadweynahii ahrisanaayey shabakadda caalamiga ah ee Halbeegnews, haddii dadkiina jooga Hargeysa ee isticmaala SOMTEL aydaan akhrisan karin booqo bogayga facebook oo ah http://www.facebook.com/Halbeegnews
Halkani waxaanu idiinku soo gudbinayna sanduuq xisaabeedyada Wasiiradda arrimaha dibadda Maxamed Cabdilaahi Cumar, Duulista Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Cakuse, Akhris wacan:
1. Lacagta Ugu Jirta Wasiirka Arrimaha Dibadda sanduuq xisaabeedka DAHABSHIIL
1.Xisaabta ugu jirta Wasiir Mohamed Abdullahi Omar.
HRGD13241 MOHAMED ABDILLAHI OMAR 4129404 NILL D (US 2410000$) 2010-01-19 2009-02-15 SAVING ACCOUNT SINGLE Personal 25224129404 N HRG
Goor Dhaw Filo Statementka accountkani oo Anonymouse shaacisay
2. Xisaabta Ugu Jirta Wasiirka Duulista Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi Sanduuq Xisaabeedkiisa DAHABSHIIL
HRGD3095 Mohamud Hashi Abdi Minister – (000) 052-5392 (000) 00 00 D Y (US 50025.0000$) 2011-05-03 2012-07-14 0 0 Un known 0 Y F 1 N None N HRG
Goor Dhaw Filo Statementska Accountkani oo aanu shaacin doono
3. Hoos ka akhriso Lacagta Afhayeenka Madaxtooyada ugu jirta sanduuq xisaabeedkiisa DAHABSHIIL
HRGD21901 ABDILAHI MOHAMED DAHIR PRESIDENCY OFFICE HARGEISA, SOMALILAND 25224424126 - D (US 23451.00$) 2011-05-24 2011-05-04 SAVING ACCOUNT SINGLE - Y F 1 N Ahmedsh cukuse@hotmail.com Personal 25224424126 N HRG -Abdilahi Mohamed Dahir cukuse
La Soco Dhawaan Sanduuq Xisaabeedyada Dawladda Somaliland oo dhan oo aanu kor ilaa hoos shaacin doono Madaxweynaha, ku xigeenka, wasiiradda, iyo xubnaha ee dawladda, waxaanu arrintani kaga aargoosanayna sababta ay SOMTEL oo ah shariikadda isgaadhsiinta DAHABSHIIL ay uga xayirtay dadkii booqanaayey Halbeegnews.
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 3691 times.






