Taliska Ciidanka aaga Bari Waxay Tacsi Tiranyo Leh u Dirayaan Taliyihii Ciidanka asluubta Ee Gobalka Togdheer Jamac axmed Qodox Oo Malintii Shalayd ahayd ku Geeriyoday Magalada addis ababa amaEe Casimada Ethiopia waxaanay Ilaahay Uga Baryayaan Marxumkaasi inuu Samir Iyo Iiman ka Siiyo Guud ahaanba Ciidanka asluubta S/land iyo Weliba Eheladii Marxuumkaasi inaa ilayhi wa inaa ilahyi Rajucuun.
1:Maxamed Cabdi aden Dhancade
2:maxamed abokor maxamed
3:jaamac digaale ducaale
4:xuseen axmed faarax
5:farxaan yuusuf saxardiid
6:cabdilaahi biixi xirsi
7:cabdi yuusuf jaamac
8:maxamed cabdi maxamuud
9:dhudi jamac faarax
10:faarax shire muuse
11:yuusuf axmed diiriye
Dhamaan Dadkani waxay Tacsi u Dirayaan Marxuum ( Jaamac axmed Qodox) Jaamac Dheeg
This post has been viewed 265 times.






