Hargeysa (Halbeegnews)– Iyadoo akhristayaal aanu ku jiro bishii barakaysnayd ee Ramadaan oo ah bisha ugu kheyrka iyo fadliga badan oo ah bishii ilaahay quraanka soo dejiyey waxaanu idiin soo gudbin doona casharo diini ah insha allah, Nala Daawada qaybtii 1-aad iyo 2-aad ee Siiradii Asxaabiga Cumar Binu Khadaab oo uu inoo soo jeedinayo ilaahay ha ka raali ahaade Sheekha caanka ah Sheekh Aadan Xaaji Xiiray (Sheekh Aadan Siiro) Daawasho wacan:
Halkani ka daawo qaybii labaad ee siiraddii Asxaabiga ilaahay ha ka raali ahaade Cumar Binu Khadaab
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 266 times.






