War Deg Deg Ah: Dagaal Ka Qarxay Deegaanka Sool-joogta Caawa Fiidkii Oo Hubka Noocyadiisa Kala Duwan La Isku Adeegsanayo

Posted by on Jul 24th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Sool-joogto (Halbeegnews)– Sida uu ku soo waramayo weriyahayaga gobolka Saraar dagaal culus ayaa ka socda magaalada sool- joogto oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle, Dagaalka oo laysu adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan, ayaa laga maqlaya guud ahaan deeganada u dhow deeganka  sool joogto dagaalkan ayaa waxaa uu bilawdey Abaaro Afurada Ka dib Markii ay ciidamada Xooga Somaliland ay weerar kusooqaadeen MaleeshiyoBeeleedka khaatumo-seeg ee ku sugan Deegaanka sool-joogto. Ilaa iyo  haatan lama oga khasaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaas maadama ay tahay xili habeen islamarkaana uu socdo dagaalku, Waxaana goobta uu dagaalka ka socdo laga maqlaya daryanka madaafiicda.

xiligan caawa dagaalka uu ka bilowday magalada buuhoodle ayaa ay kusoo beegmaysaa xili uu shalay soo gadhay xaglo toosiye buuhoodle Si Kastaba Ha Ahaatee Ma Jirto Khasaare Nafeed Oo Ka Dhashay Dagaalkaasi Waxaana ay wararka qaar sheegayaan in Dagaalku dhexmaray laba ciidan oo isku yara dhacay kana tuirsan ciidamada qaranka somaliland iyadoona ciidankaai yahay bilays ku sugnaa saldhig boolis oo ku yaala sooljoogto

Wixii Warar Ka soo kordha waxaan idinkuu soo gudbin doonaa wararkeena danbe
Sool-joogto, Buhoodle, Halbeegnews
halbeegnet@gmail.com

This post has been viewed 919 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright