Hargeysa (Halbeegnews)– Wasiirka hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland Mudane Axmed Cabdi Xaabsade ayaa isagoo u waramaayey maanta warbaahinta xafiiskiisa wuxuu beeniyey inuu is casilay, Telefishanka HCTV ayaa warbixin ka diyaariyey Daawasho wacan:
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 354 times.






