Berbera (Halbeegnews)– Maareeyahii hore ee wakaaladda korontoda Berbera ayaa ku wareejiyey xilkii maareeyaha cusub ee ay xukuumaddu usoo magaawday, maareeyaha xilka wareejiyey ayaa iskii isku casilay ka dib 8 sannadood oo uu xilka hayey, weriyahayaga gobolka Saaxiil Maxamed Cabdilaahi Soo-fadhiiste ayaa warbxiintani diyaariyey noona soo gudbiyey Daawasho wacan:
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 208 times.






