Muqdisho (Halbeegnews)– Sawiradani waxay qayb ka yahiin boqolaal caruur ah oo Alshabaab ay gacmaha iyo lugaha ka xidhxidheen si aanay u baxsan kuwaasi oo lagu tababaraayey siday sheegeen in ay naftooda ku biimeeyaan qaraxyo ismiidaamin ah kuwaasi oo laga soo furtay goob saldhig u ahayd Alshabaab oo ciidamadda Amisom shallay qabsadeen, Daawasho wacan caruurtaasi yaryar
This post has been viewed 2261 times.












