Hargeysa (Halbeegnews)– Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur Madaw oo xabsiga Hargeysa muddo afar bilood ku siman ugu jiray sharci darro baal-marsan dastuurka iyo shuruucda garsoorka qarranka ayaa maanta xorriyadiisii dib u hellay ka dib markii la sheegay in Cafis aan shuruudi ku xidhnayn lagu sii daayey, Buur Madaw ayaa xaaladiisa si kooban ugu waramay Telefishanka HCTV Daawasho wacan:
Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 407 times.






