Daawo Video: Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Saylici Oo Ka Furay Hargeysa Shir La Sheegay In Qurbe-jooga Loo Qabtay

Posted by on Jul 17th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Hargeysa (Halbeegnews)– Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa hotelka Ambassador ee caasimadda Hargeysa ka furay shir aan hore loogu arag Somaliland kaasi oo la sheegay in loo qabtay qurbe jooga dalka yimid, warkaasi ayaa waxaa warbixintani ka diyaariyey Weriyaha caanka ah ahna Madaxa Telefishanka HCTV Xamse Cali Bulbul Daawasho wacan

Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 362 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright