Ceerigaabo (Halbeegnews)– Taliyaha ciidanka Booliiska Somaliland Col. Fadal ayaa maanta soo gaadhay magaalo madaxda gobolka Sanaag ee Ceerigaabo halkaasi oo uu kulano kula qaadanayo saraakiisha ciidamadda Booliiska ee magaalada Ceerigaabo, HCTV ayaa warbixintani ka diyaariyey Daawasho wacan:
Halbeegnews, Ceerigaabo
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 280 times.






