Hargeysa (Halbeegnews)– Mudanayaasha aqalka sare ee golaha guurtida Somaliland ayaa maanta ka dooday qaabka loo gudo gallayo doorashada golaha deegaanka iyo nidaamka loo callaamadinayo musharaxiinta u tartamaysa doorashadaasi, haddaba telefishanka caalamiga ah ee HCTV ayaa warbixintani ka diyaariyey Daawasho wacan:
Halbeegnews, Hargeyesa
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 256 times.






