Muran ka jira dhimashadii Yasin Arafat By Sharmarke Ismail

Posted by on Jul 9th, 2012 and filed under Editorial, featured. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Muddo dhan sagaal milood ayaa warsedaha caalamiga ee Aljasiira English uu baadhayey sababihii uu u dhintay  hugaamiyihii ruxiga ahaa ee halgamaaga ahaa ee yasin carafat. Sanad ka hor ayaa yasir carafat la ogaaday in la sumeeyey. Waxaana laga helay alaabhiisa in ay jiraan madada poloniun  oo ah maadu radioactive.

Waxaa laga helay cadaygaysii , iyo waliba koofiyadii madax ee uu xidhnaa intee uu  ku jiray hospitalka.Waxaana laga shaki qabaa in jidhkiisa lagahelo maaddadan. Xaaskii  Yasin Arafat ayaa hada codsatay in mayadka xaaskeedi  la soofaqo lana baadho.

Waxaa tuhanka sii xoojiyey markii dawladii france ay burburrisay dhamaan badhitaankii ay samaysay sida kaadi iyo dhiigee kaa soo sharciyan ahayd ay la baabiyo recordkaa 10 sanno ayaa waxa la ogaaday in lagu baabiyey 3 sanno ka dib recordkii caafimaadkiisa.

Waxa kale oo lagu tuhmayin yasin carafat in  uu dilay cudurka aids ah. lakiin taasi waxay noqotay mid wax ka ma jiraan ah sabtoo ah nurseta iyo dhakhaatirtu may ay sameeyan tahadiro gaara taas oo aan lagu samayn( bury nursing)  .taasina waxay cadayn u noqonaysa in aanu ku dhiman cudurka dilaaga ah ee AIDska. Waaxa dhamaan warbiixntan aad ka helaysaa http://stream.aljazeera.com/story/death-polonium-0022273. Waxaana dadka arrintan kafaalood ay jeeedinayaa in Hugaamiyihii ruxiga ee Palestine la sumeeyey. Wasirkii hore e arrimaha dibada ee Frace uu cadeeeyey in uu yasin carafat uu ahaa caqabada nabada the road map. Falqayn aad u xiiso badan ka daawo halkan http://www.youtube.com/watch?v=KBT7o0piZ8E&feature=player_embedded. Dhamaan dhakhaatiirtii waxay shegeen in ay adagtay in labixiyo warbiixin ku filan in ay polonuin ay dishay. Lakiin su ; aashu waxay tahay Who kill Yasin Arafat? Wali suaashaa jawaab loo ma hayo lakiin haddii ay sii socotu baadhitaankani waa la ogaan karaa.

By Sharmarke Ahmed Ismail
Sheffield UK


This post has been viewed 646 times.

Categories: Editorial, featured
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright