Berbera (Halbeegnews)– Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay todobaad oo uu ku tagay dalka Emirateka halkaasi oo uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha TFG-da Sheekh Shariif Sheekh Axmed isla markaana ay ku soo saxeexeen heshiisyo kala duwan, haddaba Telefishanka HCTV ayaa warbixintani ka diyaariyey Daawasho wacan:
Halbeegnews, Berbera
halbeegnet@gmail.com
This post has been viewed 547 times.






