Dhamaan dadwayanah ku hadla afka somaliga gaar ahaana Bulsha wayta Gobolada Awdal iyo Selel waxaa la ogaysiinaya inay ku soo biirtay shabakadaha wararka shabakad cusub .

Haddaad doonaysid inaad ogaato xaqiiqda dadkaaga iyo dalkaaga ,fadlan kala xidhiidh shabakadda cusub ee http://boramacity.com/
kunasoo biirtay shabakadaha caalamiga ee wararka .Booram,acity waxad ka heli kartaa warar ka fog beenta ,xasaasiyadda beeleed ,kuwa goboleed ,iyo wax kastoo ka nixin karaya muwaadinku meel kastoo uu joogaba .hubi oo yaanu ku dhaafin wararka http://boramacity.com/
Markastana waaan u bahanahay afkaartiina
boramacity.com
Admin.
This post has been viewed 741 times.






