Sawirka Maanta:Afhayeenka Madaxtooyadu Cabdilaahi Cakuse Muxuu Madaxweyne Siilaanyo Dhegta U Saaray

Posted by on Jun 30th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Berbera (Halbeegnews)– Sawirkani waxaa qaaday Warfidiyeenka Halbeegnews ee gobolka Saaxil  dhawaan markii Madaxweyne Siilaanyo uu ka dhoofaayey gegida diyaaradaha ee Berbera, sida xogtu nagu soo gaadhayo Afhayeenka Madaxtooyada ayaa wuxuu u saaray dhegta Madaxweyne Siilaanyo “Madaxweyne indhaha ha isku qaban qolo sawiraddaada ka dhigta adigoo hurda ayaa jirtee”.

Dabadeedna Madaxweyne Siilaanyo oo qoslaya ayaa wuxuu ugu jawaabay Cakuse “Waar ma Halbeegnews tii ayey ahayd waayahay adeer”

Sawirkani ayaa wuxuu muujinaya sida Madaxweyne Siilaanyo iyo hawl-wadeenadda Xarunta Madaxtooyadu u noqotay goob Halbeegnews aroor walba warkeeda ay eegaan kuna quraacdaan taasi oo muujinaysa dareenka foojignaanta leh ee ay ka qabaan Halbeegnews Daawo waa kan sawirkuye:

Halbeegnews, Berbera

halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 1333 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright