Daawo Video: Muxaadaro Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Oo Ka Hadlaya Dhibaatooyinka Marka Wax La Isku Darsado Iyo Islaamku Siduu Ina Barray In Wax Loo Xalliyo Khilaafka

Posted by on Jun 26th, 2012 and filed under Audio & Video, featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Hargeysa (Halbeegnews)– Akhristayaasha qiimaha leh ee Halbeegnews waxaanu idiinku ballan qaadayna inaanu maalin walba idiin soo gudbin doono muxaadiro ka hadlaysa qayb kasta oo diinteena qiimaha leh ee Macaan.

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun ilaahay ha ka raali ahaado oo ha xafido eh muxaadiraddani wuxuu kaga hadlaya wax isku biirsashada iyo sida diinta Islaamku u xaliso khilaafka iyo dardaarankii Nebigeena Suuban Muxumed Ibnu Cabdallah (Calayhi Salatu Wasalam)

Haddaba Muxaadaraddaasi oo dhamaystiran waa tane daawasho wacan:

Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmailcom


This post has been viewed 2724 times.

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright