Waxaa Dr Mahumud Ege soo saaray buug ka hadlaya taariikh noolaleedkiisa , Dr Ege oo ku koray magaalada sheikh ayaa waxa uu ahaa wiil ku s oo koray xaalad adag , laakin ay waxbarashadiisu ay wax badan ka badashay. Dr Ege waxaa uu hada soo saraay bug la magic baxay; The boy who learn to read.
jeedadeesu tahay side dadka dhalin yarada ahi uga faa’iidaysan lahaayeen fursaday haysataan. buugan oo ah buug aad u xiiso badan, ayaa waxa nasiib u yeeshay in jaaliyad reer Sheffield ay noqdaan kuwii ugu horeeyay ee akhriya buugan. Buugan waxa uu ku qoran yahay English. waxa kale uu wax ka badali karaa dhalinta ku dhaqan wadamada reer galbeed ee dayacaya fursadaha qaaliga ah ee ay haystaan. Waxaana haboon in waalidku ku booriyaan side ay dhalintu ay u akhriyi lahaayeen buugan. Buugan xiiso leh ayaa waxaaad ka halysaa hordhaciisa http://www.smashwords.com/profile/view/mohamudege.
Dr Ege (Cige) waxaa uu ka soo jeeda Somaliland , waxaanu wax ku baratay dalka gudaeesa iyo dabadiisa. Waxaanu muujiyey dadaal aad ubadan si uu nolashiisa wax uga badali lahaa.
Haddii aad rabtu in aad buugan iibsato ama aad caruurtada u iibiso si uu sameen ugu yeesho nolashooda booqo website kor ku xusan. Ama la soo xidhiidh Sharmarke Ahmed Ismail 07983472920, Sheffield UK email:sharmaakeahmed9@hotmail.com.
Waxaana dhawaan uu Dr cige samayn doonaa book fair dhamaan Uk . Waxaana buugan uu si dhakhsa ah u gaadhi doonaa Somaliya iyo qaarada America.
This post has been viewed 886 times.






