Maxamed Cismaan Maxamed, Guuleed Cismaan Maxamed, Mushtaaq Cismaan Maxamed, Khadra Cismaan Maxamed, Hodan Cismaan Maxamed, Hoodo Cismaan Maxamed, Nimco Cismaan Maxamed, Hibo Cismaan Maxamed, Cawo Cismaan Maxamed, Ayaan Cismaan Maxamed, Cabdikhaalaq Cismaan Maxamed, Cabdiqaadir Cismaan Maxamed iyo dhammaanba qoyska Ilma Cismaan Sawirle waxay Hambalyo iyo boogaadin aan la koobi karayn hawada u marinayaan Meherka
Axmed Cismaan Maxamed Sawirle (Qoslaaye)
iyo
Marwadiisa cusub Khadra Caydiid Maxamed
Oo Meherkoodu ka dhacay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa, waxaanay leeyahiin dhammaanba qoyska balaadhan ee Ilma Cismaan Maxamed (Ilma Cismaan Sawirle) meherka Walaalkood Axmed Cismaan Maxamed iyo Marwadisa Khadra Caydiid Maxamed inuu ilaahay ka dhigo reerkii lagu nastee barakooba, ee ilaahay ubad kheyr qaba kala siiyo badheedhe iyo bash bashna ku dhaqnaada. Aamiin aamiin Aamiin
Halbeegnews waxay Meherka Axmed iyo Khadra usoo xushay heestani daawasho wacan
This post has been viewed 432 times.






