Daawo Video: Shirkii Midnimada iyo Dibu Dhiska Soomaaliya Ee Istanbul, Daawo Hadalkii Ra’isal Wasaare Gaas

Posted by on Jun 1st, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Istanbul (Halbeegnews)– Shirkii midnimada iyo qiimaynta xaaladda Soomaaliya ee loo bixiyey Istanbul II ama shirkii Istanbul ee labaad ayaa maanta wuxuu ka furmay hool weyn oo ku yaalla magaalada Istanbul oo la yidhaahdo Istanbul Conference Centre, haddaba dhammaanba shirkani ayaa maanta waxaa lagu dhegaystay hadal uu jeediyey Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Gaas oo dadkii dhegaystayaasha ahaa ay ka mid ahaayeen seddexdii Wasiir ee Axmed Siilaanyo usoo diray shirka oo weliba goobaha ugu danbeeyey fadhiyey,khudbadda Ra’isal wasaaraha oo Telefishanka Universal uu soo gudbiyey ayaanu doonayna inaanu idiin soo gudbino Daawasho Wacan:

Halbeegnews, Istanbul
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 746 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright