Hargeysa (Halbeegnews)– Dhammaanba waxaan ugu busharaynayna ummadda ku hadasha afka soomaaliga in telefishanka caalamiga ah ee HCTV iyo Shabakadda Caanka ah ee Halbeegnews ay yeelan doonaan iskaashi dhinaca wararka ah
Waxaanu idiin soo dayn doona oo aad nala daawan doontaan barnaamijyada, wararka iyo qubanayaasha ka baxa Telefishanka HCTV, halkan ka daawo Barnaamijkii Sallaamaha iyo Nimco Maxamed Samriye ee Habeenkii Xallay
This post has been viewed 3323 times.







wa horumar baladhan oo halbeegnews.com ay gaadhay wana wax lagu farxo in aan halkan ka daawato hctv news iyo halbeeg news.mohamed abdi hasssan hamabalyo …waxad tahay nin hadiyo jeer u heelan in uu bulshada ka haqab tiro wararka ka dhacay dhulkii hooyo iyo dunida dacaladeeda
hctv pls good picture qofa qoon u leh film qaadisadagood edictor please