qaar ka mida ciyaartoygii hore ee ex-npp hargeisa,oo hambalyo farxad leh u diraya tafatiraha halbeegnews iyo marwadiisa oo wiil ugu dhashay conventry, uk

Posted by on May 27th, 2012 and filed under Editorial, Opinion. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

qaar ka mida ciyaartoygii hore ee ex-npp oo ay ka mid yihiin amiin(qaro) axmed(fiqi) khadar(shafay) oo hambalyo farxad leh u diraya tafatiraha halbeegnews mohammed (diridhaba) iyo marwadiisa oo wiil ugu dhashay magaalada conventry ee cariga ingiriiska, waxaanu leenahay wiilkaa ilaahay ha ka dhigo kii dalkiisa , dadkiisa iyo diintiisaba anfaca insha alah,

halbeegnews, uk

 


This post has been viewed 467 times.

Categories: Editorial, Opinion
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright