Maxamed Cabdilaahi Ducaale iyo Xaaskiisa Marwo Nimco Mataan waxay hambalyo iyo boogaadin aan la koobi karin Hawada u marinayaan Tafatiraha Halbeegnews Maxamed Cabdi Xasan (Diridhaba) iyo Marwadiisa Muna Xuseen Xasan oo wiil ugu dhashay Coventry 20/05/2012 wiilkaasi oo loo bixiyey Ridwaan.
Waxay ilaahay uga baryayaan wiilkaasi inuu noqdo kii dalkiisa, dadkiisa iyo ehelkiiba anfaca Aamiin Aamiin
Maxamed Cabdilaahi Ducaale
iyo Marwadiisa
Nimco Mataan
This post has been viewed 237 times.






