Daawo Video: Hees La Magac Baxday Ha I Raadsan Oo Noqotay Heestii Ugu Macaanayd Uguna Quruxda Badnayd Sannadkani Waa Midhahii iyo Alifidii Abwaan Xasan Daahir Weedhsame

Posted by on May 11th, 2012 and filed under somaliland news. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Hargeysa (Halbeegnews)– Hees quruxdeeda iyo qaayaheedaba lala dhacay oo uu ku fara-yaraystay Abwaankii Qarniga Abwaan Xasan Daahir Weedhsame isla markaana uu ku luuqaynayo Fannaankii codka baxsana Mursal Muuse Cumar iyo miyuusigii Axmed Weli Ibraahim Rooble, dhinaca habaynta Video-gana waxaa ku ladhay Farsamayaqaanadda Shabakadda caalamiga ah ee Halbeegnews.

Heestani la magac baxday Ha i raadsan waa midho ujeedo dhab ah ka soo muhday, waana midho ku dhacday taariikh aan weli abwaanka farsameeyey sharaxin balse aanu dib ka weraysan doono, waxay la hadlaysa Gabadh jacayl uu qabtay, Heestii waa tani ee Daawasho Maqal Wacan:

Halbeegnews, Hargeysa
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 3706 times.

Categories: somaliland news
Tags:

Leave a Reply

Advertisement

The Most Popular Posts

Halbeeg Archives

Plugin from the creators of Brindes Personalizados :: More at Plulz Wordpress Plugins
Onlined by Samaroon Copyright