Daawo Video: Madaarka Magaalada Sheekh Ee Gobolka Saaxil Oo Boob Baloodh Baloodh Loo Kala Qaatay Iyo Mudanayaasha Golaha Deegaanka Sheekh Oo Qaylo Dhaan Diraya

Posted by on May 10th, 2012 and filed under featured, today's top stories. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry

Sheekh (Halbeegnews)– Madaarkii degmada Sheekh ayaa loo bililiqaystay baloodh baloodh, waxaana boobkaasi la sheegay inay qayb ka yahiin kooxo aan la garanaynin, boobka lagu bilaabay Madaarka magaalada Sheekh ayaa waxaa ka hadlay xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka degmada Sheekh, Halbeegnews ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen mudanayaasha golaha deegaanku warbixintani idiinka diyaarisay daawasho wacan:

Halbeegnews, Sheekh
halbeegnet@gmail.com


This post has been viewed 385 times.

Categories: featured, today's top stories
Tags:

Fatal error: Uncaught CurlException: 7: Failed to connect to 2a03:2880:10:1f02:face:b00c:0:8: Network is unreachable thrown in /home1/halbeeg1/public_html/wp-content/plugins/seo-facebook-comments/facebook/base_facebook.php on line 825